Maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay Cali Xasan Cabdallah oo muddo 10 sano ah ay sheegeen inuu ka mid ahaa dagaalyahannada Al-shabaab.
Cali Xasan Cabdallahi waxa ayAl-shabaab u yaqaaneen Cali Muhaajir, waxaana uu ugu dambeyn go’aansadey inuu Jubbaland isku dhiibo.
Saraakiil u hadashay ciidanka Jubbaland ayaa sheegay iney soo dhoweeyeen Cali Xasan, iyaga oo sidoo kale ugu baaqay xubnaha kale ee Al-shabaab iney isku diibaan Jubbaland.




From the comments