Jaamac Maxamed Aadan waa 12 sano jir, Labadiisa waalid horay ayey u geeriyoodeen, Nolasha caruurta la dhalatay oo Lix ka kooban ayuu shaqadaan ka biili jiray.
Hada isaguna waa dhaawac, waxa uu ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxii dhowaan ka dhacay nawaaxiga Tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho.
Waxaa qoyskii uu gacanta ku hayey soo wajahay xaalad adag oo dhanka nolosha ah sida cunto la’aan, iyaga oo la waxa ay Hal waqti xitaa quutaan.




From the comments