Xildhibaan C/raxmaan Jaabiri Samatar oo ka mid ah mudanayaasha cusub ee baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlay cidda ay madaxweynaha maamulkaasi u dooran doonaan.
Xildhibaanka oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay iney soo dooran doonaan cid walbo oo ay u arkaan iney samatabixin karto xilliga dadka iyo deegaannada Puntland.
Wuxuu sheegay in aysan dadku ku kala xulan doonin qabiil iyo sidoo kale lacag, balse ay waxqabad ku dooran doonaan.




From the comments