Goobjoog

Somaliland Oo Ka Hor Timid Ceyrinta Nicholas Haysom

Somaliland ayaa ka soo horjeedsatay go’aankii ay dawladda federaalka Soomaaliya ay dalka uga saartay ergeyga xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom. War qoraal ah oo ay…

Somaliland Oo Ka Hor Timid Ceyrinta Nicholas Haysom

Somaliland ayaa ka soo horjeedsatay go’aankii ay dawladda federaalka Soomaaliya ay dalka uga saartay ergeyga  xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom.

War qoraal ah oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa lagu sheegan in go’aanka ay qaadatay dawladda federaalka Soomaaliya aanu khusayn Somaliland.

Halkan Ka Akhriso Go’aanka:

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments