Dalka Koonfur Afrika ayaa maanta lagu wadaa inuu si rasmi ah ugu fariisto kursiga xubnaha aan joogtada aheyn ee golaha ammaanka qaramada midoobey kadib markii loo doortay 1-dii Janaayo 2019-kii, waa markii 3aad ee South Africa golahan ka mid noqoto.
5 dal ee ku soo biirtay xilligan cusub , waxaana ka mid ah: Dominican Republic, Belgium, Germany iyo Indonesia, waxaa ay xubin ka sii ahayaan-doonaan 2019-2020.
Xubinnimada Koonfur Afrika ee Golaha ammaanka aya ku soo aadeysa xilli Soomaaliya laga ceyriyey diblomaasiga dalkaasi ee Nicholas Haysom, waxaa uu ahaa ergeyg u ahaa xogheyaha guud ee qaramada midooby ee Soomaaliya.




From the comments