Goobjoog

ilhan Cumar Oo La Dhaariyey, Maxay Ka Dhigantahay?

Ilhan Cumar oo gabar asal ahaan Soomaali ah, Muslim ah ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey xubinimada Aqalka Congresska dalka Maraykanka. Ilhan oo ka tirsan xisbiga dimoqoraadiga ayaa ah Soomaali,…

ilhan Cumar Oo La Dhaariyey, Maxay Ka Dhigantahay?

Ilhan Cumar oo gabar asal ahaan Soomaali ah, Muslim ah ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey xubinimada Aqalka Congresska dalka Maraykanka.

Ilhan oo ka tirsan xisbiga dimoqoraadiga ayaa ah Soomaali, muslim, qaxooti, madow iyo haween, waana wax walbo uu kasoo horjeedo Trump.

Ilhaan ayaa balanqaadey inay difaaci doonto xuquuqda dadka uu dulmiyey Trump.

Nancy Pelosi oo ah haweeney hore afhayeen uga soo noqotay Aqalka Congreska ayaa marka kale loo doortay inay noqoto guddoomiyaha Aqalka Congresska oo ay ku badan yihiin xisbiga Dimuqraadiga.

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments