Goobjoog

Akhriso: Hab-raaca Doorashada Madaxtinnimada Puntland

Waxaa la soo saaray hab-raaca doorashada madaxtinnimada ee Puntland, marka laga soo tago shuruudaha inuu Puntland u dhashay, miyir qabo, aqoon sare leeyahay, 40 sano ka yareyn, waxaa lagu xiray…

Akhriso: Hab-raaca Doorashada Madaxtinnimada Puntland
????????????????????????????????????

Waxaa la soo saaray hab-raaca doorashada madaxtinnimada ee Puntland, marka laga soo tago shuruudaha inuu Puntland u dhashay, miyir qabo, aqoon sare leeyahay, 40 sano ka yareyn, waxaa lagu xiray inuu bixiyo tartamaha madaxweynaha $20,000 halka madaxweyne ku-xigeenka laga doonayo $10,000.

Akhriso, Shuuraha oo dhameystiran:

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments