Goobjoog

Puntland: Lacagta Laga Qaadey Murashaxiinta Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Oo Gaartay $530,000

Guddiga doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saaray liiska murashaxiinta lacagta bixiyey. 21 ka mid ah murashaxiinta madaxweynnimada iyo 11 u tartameysa ku-xigeennada ayey ahaayeen inta la shaarciyey. Lacagta…

Puntland: Lacagta Laga Qaadey Murashaxiinta Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Oo Gaartay $530,000

Guddiga doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saaray liiska murashaxiinta lacagta bixiyey.

21 ka mid ah murashaxiinta madaxweynnimada iyo 11 u tartameysa ku-xigeennada ayey ahaayeen inta la shaarciyey.

Lacagta ka soo xarootay murashaxiinta madaxweynaha waa $420,000 halka ku-xigeennada ay ka soo xarootay $110,000, guud ahaan lacagta waa $530,000.

Akhriso: Magacyada

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments