Goobjoog

Murashaxiinta Madaxtinnimada Puntland Oo Khudbadaha Bilaabay

Waxaa goordhow magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka bilowday khudbadaha murashaxiinta madaxtinnimada Puntland. Murashaxiinta u tartamaya madaxweynaha waa 21 iyo 11 u tartameysa ku-xigeennada, waxaanala filaya in midkiiba…

Murashaxiinta Madaxtinnimada Puntland Oo Khudbadaha Bilaabay

Waxaa goordhow magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka bilowday khudbadaha murashaxiinta madaxtinnimada Puntland. 

Murashaxiinta u tartamaya madaxweynaha waa 21  iyo 11 u tartameysa ku-xigeennada, waxaanala filaya in midkiiba uu hadlo 15 daqiiqo.

Ammaanka Garoowe ayaa la adkeeyey, waxaa meel walbo la geeyey ciidamada kala duwan sida PSF-ta , Booliiska , Daraawiishta  iyo PMPF-ta.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments