Goobjoog

Codeynta Doorashada Madaxweynaha Puntland Oo Bilaabatay

Xildhibaannada baarlamaanka Puntland ayaa bilaabay codeynta doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi, waxaana ku tartamaya 21 musharrax. 66 xildhibaan ayaa dooranaya madaxweynaha cusub ee Puntland, waxaana wareegga Koowaad ku guuleysan kara oo…

Codeynta Doorashada Madaxweynaha Puntland Oo Bilaabatay

Xildhibaannada baarlamaanka Puntland ayaa bilaabay codeynta doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi, waxaana ku tartamaya 21 musharrax.

66 xildhibaan ayaa dooranaya madaxweynaha cusub ee Puntland, waxaana wareegga Koowaad ku guuleysan kara oo kaliya musharraxii hela codadka Saddex meel Labo meel.

Ammaanka magaalada Garoowe ayaa aad loo adkeeyey iyadoo la wada eegayo hannaanka ay doorashadan u socoto.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments