Goobjoog

Muxuu C/weli Gaas Ka Yiri Doorashadii Maanta Ka Dhacday Garoowe (Dhageyso)

Madaxweynihii hore ee Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday Garoowe ayaa ugu horreyn u hambalyeeye madaxweynaha cusub ee maamulkaasi Dani. Wuxuu sheegay inuu ku…

Muxuu C/weli Gaas Ka Yiri Doorashadii Maanta Ka Dhacday Garoowe (Dhageyso)

Madaxweynihii hore ee Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday Garoowe ayaa ugu horreyn u hambalyeeye madaxweynaha cusub ee maamulkaasi Dani.

Wuxuu sheegay inuu ku faraxsan yahay nidaamkii ay doorashadaasi u dhacday, sidoo kalena u hambalyeenayo madaxweynaha cusub.

Gaas ayaa sheegay in Dani uu yahay shaqsi aqoon leh, wax badanna ka qaban kara xaaladda guud ee Puntland.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments