Waxaa lasoo gabagabeeyay tirinta Wareegga Koowaad ee doorashada madaxweyne ee Puntland, iyadoo ay codeeyeen 66 xildhibaan.
Guddiga doorashada ayaa shaaciyey cidda usoo gudbtay wareegga Labaad, waxaana ay kala yihiin.
- Saciid C/laahi Dani oo helay 20
- Jeneraal Aasad Cismaan C/laahi oo helay 17
- Faarax Cali Shire oo helay 9
Madaxweynihii Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo ka mid ahaa musharraxiintan ayaa ka mid noqday xubnihii aan usoo gudbin wareegga Labaad.




From the comments