Goobjoog

Sawirada Hoolka: Madaxweynaha Puntland Oo Maanta La Dooranayo

Waxaa maanta lagu wadaa in Garoowe lagu doorto madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee 5-ta sano ee soo socota. Hoolka doorashada waxaa jooga korjoogayaal isugu jira dowladda federaalka ah,…

Sawirada Hoolka: Madaxweynaha Puntland Oo Maanta La Dooranayo

Waxaa maanta lagu wadaa in Garoowe lagu doorto madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee 5-ta sano ee soo socota.

Hoolka doorashada waxaa jooga korjoogayaal isugu jira dowladda federaalka ah, IGAD iyo beesha caalamka. 21 murashax madaxweynaha ah iyo 11 ku-xigeennada ah ayaa laga dooran-doonaa mid hal.

Weriyeyaasha Goobjoog News ee hoolka ku sugan waxaa ay sheegayaan in ammaanka la adkeeyey, murashaxiinta ay soo galayaan.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments