U bood dhigaalka

Urdun: Maxaa Looga Hadlayaa Shirka Wasiirrada Carabta?

Jannaayo 10, 2019

Wasiirrada bey’ada Carabta ayaa kulan ku leh dalka Urdun halkaas oo ay uga hadlayaan arrimaha bey’adaha gaar ahaan dhibaatada gashinka.

Soomaaliya waxaa uga qeyb galaya ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)،Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar).

Shirkan ayey carabta uga hadlayaan Is-bedelka Cimillada adduunka iyo deegaanka waxaa uu hordhac u yahay shirka Nairobi.

Qaramada midoobey ayaa la sheegayaa in shirka bey’adada ku qaban-doonto Nairobi  March 11-15 in Nairobi, Kenya,

Goobjoog News