Biyo la’aan baahsan ayaa ka jirta qeybo ka mid ah deegaanno hoos taaga degmada Caynaba ee gobolka Sool.
Biyo la’aantan ayaa Labadii bil ee ugu dambeysay waxa ay saameyn xooggan ku yeelatay dadka ku nool deegaannadaasi, waxaana halkaasi deggan Boqolaal qoys oo ka mid ah dadkii ku cayroobay abaarihii dalka ka ku dhuftay.
Dadka deegaannadan ayaa kuu sheegaya iney halis ugu jiraan u dhimashada harraad haddii aan degdeg looga soo gaarin.




From the comments