Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey munaasabaddii lagu Caleema saarayey madaxweynaha Puntland ayaa ku baaqay in la lilaaliyo dastuurka KMG ah ee dalka u yaalla.
Waxa uu sheegay Xasan Sheekh, haddii lagu dhaqmo oo kaliya Dastuurka iyo Shuruucaha kale ee dalka u yaalla ay wax walbo hagaagi doonaan.
Dhanka kale, Xasan Sheekh ayaa sheegay in laga shaqeynayo dib u dhisidda dowlad Soomaaliyeed, loona baahan yahay in wax walbo loo maro waxa ay dadka Soomaaliyeed ku heshiiyeen.




From the comments