Ingiriiska Oo Safiir Cusub u soo Magacaabay Soomaaliya

Boqoradda Ingiriiska ayaa Mr. Ben Fender Obe u soo magacawday safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya, waxaa uu badalayaa Mr. David Concar.
Mr. Ben Fender Obe ayaa soo shaqo geli-doona February 2019, Concar ayaa sidoo kale loo badalay shaqo kale.
Benjamin James Fedner waxaa uu ka soo shaqeeyey meelo badan waxaa ka mid ahaa:
2016-2019: waxaa uu joogay The Foreign and Commonwealth Office (FCO) isaga oo madax ka ahaa qeybta siyaasadda amniga.
2015-2016: Tahran, Ku-xigeenka howl-galka Safaaradda
2005: The Foreign and Commonwealth Office (FCO), madaxa qeybta Iran.
2014-2015: Freetown, Waxaa uu ku-xigeen u ahaa koox UK ay u dirtay ka jawaabista Ebola
2012-2014: Kabul, Qunsul
2008-2011: Paris, Xogheyaha 1aad
2007-2008: Waxaa la soo shaqeeyey wasaaradda arrimaha dibadda Faransiiska
2003-2007: The Foreign and Commonwealth Office (FCO), Madaxa, waaxda Iran.
1999-2003: Ku-xigeen, kadibna xogheyaha 1aad(siyaasadda).
1997-1999: The Foreign and Commonwealth Office (FCO), Tababarka Luqadda Shiinaha.
1996-1997: The Foreign and Commonwealth Office (FCO), waxaa uu ka tirsanaa kooxda arrimaha Falastiin. Carabta/Israel.
Goobjoog News