Goobjoog

Aqalka Sare Oo Ka Horyimid Shirka Shidaalka Ee London

Guddiga kheyraadka qaranka ee golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa ka soo horjeestay shirka looga hadlayo Shidaalka ee maalinta khamiista ah ka dhacaya magaalada London ee dalka Ingiriiska.…

Aqalka Sare Oo Ka Horyimid Shirka Shidaalka Ee London
KODAK Digital Still Camera

Guddiga kheyraadka qaranka ee golaha Aqalka Sare  ee baarlamaanka federaalka ah ayaa ka soo horjeestay shirka looga hadlayo Shidaalka ee maalinta khamiista ah ka dhacaya magaalada London ee dalka Ingiriiska.

War Saxaafadeed ay guddiga soo saareen ayaa lagu sheegay in shirkaasi xaraashaka ah aanu waafaqsaneyn shuruucda dalka.

Akhriso: Qoraalka:

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments