Warbixin uu soo saaray ururka Freedom House oo fadhigiisu yahay dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay in Somaliland ay ku wanaagsan tahay xorriyadda hadalka, ganacsiga iyo siyaasadda.
Ururkan oo Somaliland ku sheegay dal ayaa tilmaamay in geeska Afrika kaalinta Labaad ku jirto, balse Soomaaliya, Itoobiya iyo Jabuuti aanay xorriyad hadal ka jirin.
Aqoonyahanno Somaliland ah ayaa arrintaasi isku khilaafay, waxayna qaarkood sheegeen in warbixintan sidii loo baahnaa aan loo sameyn.




From the comments