Sanad walba maanta oo kale waxaa caalamka oo dhan looga dabaaldegaa ama laga xusaa maalinta Haweenka adduunka 8-da Maarso.
Soomaaliya ayaa kamid ah meelaha looga dabaaldegayo maalintaan, waxaana maanta magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee dalka ka soconaya munaasabadda maalinta haweenka.
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa ka qeybgali doona munaasabadahan si haweenka loo dhiirogeliyo.




From the comments