Goobjoog

Dhageyso: Hadal Jeedinta Madaxweyne Geelle Ee BFS

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka hor jeediyey Labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Waxa uu muhiimadda ku saaray ka hadalka arrimaha midnimada, ka shaqeynta…

Dhageyso: Hadal Jeedinta Madaxweyne Geelle Ee BFS

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka hor jeediyey Labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Waxa uu muhiimadda ku saaray ka hadalka arrimaha midnimada, ka shaqeynta dib u dhiska dalka iyo arrimo kale.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments