Goobjoog

Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax aad u xooggan loona adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa laga maqlay inta badan degmooyinka…

Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax aad u xooggan loona adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho.

Qaraxan ayaa laga maqlay inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxa kadibna la maqlay rasaas badan oo dhacaysa.

Lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxan, xaaladduna waa mid aad u kacsan.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Insha Allah.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments