Madaxweynaha Mareykanka Donald John Trump ayaa maanta saxiixaya lahaanshiyaha cadawga Israel ee buuraleyda Golan.
Golan waa dhul ay leedahay Suuriya, waxaa ay cadawga qabsadeen dagaalkii June 5, 1967, waxaana lagu qiyaasay 1,800 km².
Todobaadkan, Soomaaliya ayaa ka mid noqotay dalal ka aamusay masiirka Golan, iyada oo ka hortimid go’aanka Carabta iyo dalalka Islaamka.




From the comments