Hal qof ayaa ku dhintay halka labo kale ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo ka dhacay isgoyska Taleex, agagaarka KM4 ee magaalada Muqdisho.
Darawalka gaari Noah ayaa halkaasi ku dhintay, waxaana loogu xiray gaariga, sidaasi waxaa xaqiijiyey hey’adaha gargaarka.
Kooxda gargaarka ee Aamin Ambulance ayaa xaqiijiyey geeriga iyaga oo intaasi raaciyey in labo kale ay ku dhaawacmeen..




From the comments