Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa magaalada Jarati waxa uu ku dilay Labo nin, deegaankaasina waxa uu ahaa midka isaga isaga laga soo doorto.
Wararku waxay sheegayaan in xildhibaanka wax dilay lagu magacaabo Bashiir Diiriye, wuxuuna watey bistoolad iyo qori sharciyeesan oo uu dilka ku fuliyey.
Labada nin ee uu dilay ayaa lagu kala magacaabayey Macalin Cumar iyo Weli Xuseen, iyadoo deegaankaasi aad looga hadal hayo.




From the comments