Guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa sheegtay in ay jiraan siyaasiyiin aaminsan in dalka aanay doorasho ka dhici karin.
Waxa ay sheegtay in ka guddi ahaan diyaar u yihiin in la qabto doorashooyinka, balse loo baahan yahay wadashaqeynta siyaasiyiinta Soomaaliyeed.
Sidoo kale, Xaliimo Yarey ayaa tilmaantay in Labada aqal ee baarlamaanka looga baahan yahay in kaalin mug leh ka qaataan sidii dalkan ay doorasho uga dhici lahayd.




From the comments