Goobjoog

Akhiriso: Ajendaha Shirka Goleyaasha Sharci-dejinta Ee Ka Socda Garoowe

Waxaa magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka socdo shir u dhaxeeya goleyaasha sharci-dejinta ee dowladda dhexe iyo kuwa dowladaha xubnaha ka ah. Haddaba, Halkan Ka Akhriso, Ajendaha Looga…

Akhiriso: Ajendaha Shirka Goleyaasha Sharci-dejinta Ee Ka Socda Garoowe
????????????????????????????????????

Waxaa magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka socdo shir u dhaxeeya goleyaasha sharci-dejinta ee dowladda dhexe iyo kuwa dowladaha xubnaha ka ah.

Haddaba, Halkan Ka Akhriso, Ajendaha Looga Hadlayo Inta Shirka uu Socdo:

  1. Sii xoojinta iskaashi goleyaasha sharci dejinta dowladda dhexe iyo dowlaha xubnaha ka ah
  2. Khibrad is-weydaarsi dhinacyada kala duwan
  3. Qorheynta barnaamijyada tayo kordhinta hey’adah xeer dejinta

Shirkan waa kii 5aad ee ay isu yimaadaan hey’adaha sharci-dejinta, waxaana ka maqan golaha sharci-dejinta dowlad goboleedka Galmudug.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments