Duqeyn Mareykanka Fuliyeen Oo Lagu Dilay 2 Sarkaal Oo Al-shabaab Ah
Sheeko:Dalka

Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay iney duqeyn ka fuliyeen gobolka Jubbada hoose gaar ahaan Jamaame iyaga oo halkaasi ku dilay 2 ka mid ah Al-shabaab.
Mareykanka waxaa ay ku doodeen in Al-shabaab ay dib ugu celiyeen dooxada Jubbalad, iyaga oo intaasi ku daray in aaney jirin wax rayid ah oo duqeynta wax ku noqdey.
William West, oo ah agaasime ku-xigeenka howl-galka AFRICOM ayaa ammaaney ciidamada Soomaalida iyo sida ay u gacan siiyeen kuwa Mareykanka.
Goobjoog News