Goobjoog

Aqoonyahan Caalim “DFS Waxay Dhaqaalo Badan Ku Bixineysaa Duminta Dowlad Goboleedyada”

Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay qarashaad ku bixineyso sidii ay ku dumin lahayd dowlad goboleedyada. Caalim ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo aanay marmarsiyo u…

Aqoonyahan Caalim “DFS Waxay Dhaqaalo Badan Ku Bixineysaa Duminta Dowlad Goboleedyada”

Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay qarashaad ku bixineyso sidii ay ku dumin lahayd dowlad goboleedyada.

Caalim ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo aanay marmarsiyo u noqoneyn in dhaqaalo xumi darteed aysan ula dagaallami karin Al-shabaab.

Lacagaha lagu bixinayo in lagu dumiyo dowlad goboleedyada ayuu sheegay in dowladda ay kula dagaallami karto Al-shabaab, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments