Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxay howlgal ka sameeyeen xaafadda Taleex, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Waxa ay ciidanku howlgalkaan ku qabteen Boqolaal dhallinyaro ah, kuwaasi oo la isugu geeyey ugu dambeyn xarunta degmadaasi.
Saraakiisha hoggaamineysa howlgalkaan ayaa dhallinyarada ay soo qabteen u sheegay oo kaliya in amniga la sugayo, iyadoo aanay jirin cid si gaar ah ay ciidanka u wateen.




From the comments