Goobjoog

Duqa Muqdisho Oo Sheegay In Wax Badan Laga Qabanayo Ammaanka Magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, C/raxmaan Cismaan Yariisow ayaa sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan ammaanka magaalada Muqdisho. Yariisow ayaa sheegay in ahmiyad weyn ay siin…

Duqa Muqdisho Oo Sheegay In Wax Badan Laga Qabanayo Ammaanka Magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, C/raxmaan Cismaan Yariisow ayaa sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan ammaanka magaalada Muqdisho.

Yariisow ayaa sheegay in ahmiyad weyn ay siin doonaan sidii loo xaqiijin lahaa ammaanka caasimadda oo maalmihii ugu dambeeyey faraha kasii baxayey.

Duqa Muqdisho oo ka qeybgalayey munaasabad lagu taageerayey guddoomiyaha cusub ee degmada Wadajir ayaa dhaka kale, shacabka ku dhaqan degmadaasi ku ammaanay arrimaha diriseynta iyo ka shaqeynta amniga.

Gobolka Banaadir ayaa muddooyinkan dambe wadey qorsheyaal lagu xaqiijinayo ammaanka magaalada Muqdisho.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments