Goobjoog

Xildhibaan Hore Oo Sheegay In DFS Daacad Ka Ahayn Dhammeystirka Dastuurka Qabyada Ah

Daahir C/qaadir Muuse Ciiro oo ka mid ah xildhibaannadii hore ee baarlamaanka federaalka ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo aanay daacad ka ahayn dhammeystirka dastuurka qabyada ah ee…

Xildhibaan Hore Oo Sheegay In DFS Daacad Ka Ahayn Dhammeystirka Dastuurka Qabyada Ah

Daahir C/qaadir Muuse Ciiro oo ka mid ah xildhibaannadii hore ee baarlamaanka federaalka ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo aanay daacad ka ahayn dhammeystirka dastuurka qabyada ah ee dalka u yaalla.

Wuxuu sheegay Ciiro in mudanayaasha aqalka sare ku matela Puntland hadalladii ay ka sheegeen Garoowe ahayd mid sax ah, islamarkaana dalka uu xaalad adag galay, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Sidoo kale, wuxuu sheegay Ciirro in dowladda aanay dooneyn iney dhaqaajiso Dastuurka, taasina ay tahay ayaan darro aad u weyn.

Halkaan hoose ka dhageyso wareysiga:

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments