Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in diyaarado dagaal ay duqeyn ka geysteen deegaanno ka mid ah gobolkaasi.
Duqeyntan ayaa waxay diyaaradahan la eegteen deegaanno hoostaga degmooyinka Garbahaarey iyo Cadalle ee gobolkaasi, waxaana halkaa ku sugnaa xubno ka mid ah Xarakada Al-shabaab.
Goob joogayaal ayaa inoo sheegay in diyaaradahan meelaha ay duqeeyeen ay kala yihiin Warcaddey, Kurtun Dhooble iyoLibaaxlow.




From the comments