Ra’iisul Wasaaradaha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Garoowe, waxaana halkaas ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni
Soo dhoweynta weftiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa qayb ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, xubno ka tirsan Golayaasha Puntland iyo masuuliyiin kale.
Madaxweyne Deni oo soo dhoweeyey Weftiga Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynayaasha Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS ayaa ka hadlay muhiimadda Shirka wadatashiga ee Puntland martigelinayso.




From the comments