Goobjoog

Shirka DFS Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Ka Furmay Garoowe

Shirka dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland. Shirkan waxaa furay madaxweynaha dowladda federaalka ah, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, waxaana ka…

Shirka DFS Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Ka Furmay Garoowe

Shirka dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland.

Shirkan waxaa furay madaxweynaha dowladda federaalka ah, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, waxaana ka qeybgalaya ra’iisul wasaare Xasan Cali iyo dhammaan madaxda dowlad goboleedyada dalka ka jira.

Waxaa shirkan inta uu socdo looga hadli doonaa arrimaha doorashooyinka, Dastuurka, ammaanka iyo sidoo kale cadaaladda.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments