Wararka ay Goobjoog News ka heleyso magaalada Garoowe uu ka socdey shirka dowladda dhexe iyo kuwa xubnaha ka ah ayaa sheegaya inuu saaka dhoofay madaxweynaha Jubbalanad Axmed Mdoobe, isaga oo gaaray xaruntiisa Kismaayo.
Mr. Madoobe oo ka biyo-diidanaa faragelinta Villa Somalia ee Jubbaland iyo khasaare ka dhacay garoonka Sayid Maxamed ee Kismaayo aya la celcelinayey 2-badii maalin ee tagtay.
Shirka Garoowe waxaa horay u qaadhacay Galmudug, hadda waxaa isaga baxay Jubbaland, waxaa muuqato inuu fashil gaaray.




From the comments