Goobjoog

Galmudug: Shirkii Garoowe Waa Fashilmay

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay saacadihii la soo dhaafay ku sheegtay inuu fashil ku yimid shirkii Garoowe, ee u dhaxeeyey dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah.…

Galmudug: Shirkii Garoowe Waa Fashilmay

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay saacadihii la soo dhaafay ku sheegtay inuu fashil ku yimid shirkii Garoowe, ee u dhaxeeyey dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah.

Galmudug waxaa ay ku doodey in dowladda federaalka ah ay xagaldaacisay ajendaha shirka, isla markaana ay ixtiraami weysay shirkii Djibouti ee Galmudug iyo Ahlu sunna

Halkan Ka Akhriso, Qoraalka Galmudug:

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments