Madaweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdillahi Deni ayaa xeer madaxweyne ku magacaabay Afhayeenka Madaxtooda Punland.
Madaxweynaha ayaa u macaabay Jaamac Yuusuf Jaamac( Dabaraani) inuu noqdo Afhayeenka Madaxtooyada maamulka Putnland.
Maxwenaha ayaa magacaabistaan u cuskaday xeerka Numbarkiisu yahay Lr may 12 2019 waxa uu afhayeenka Maxtooyada dowladda Putnland loo magacaabay




From the comments