Qarax nuuciisa uu yahay midka la hoos geliyo Baabuurta ayaa goor dhaw oo duhurnimadan ah wuxuu ka dhacay isgoyska KM-4 gaar ahaan meel u dhaw Aargada.
Qaraxan oo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa haleelay Gaari HILUX oo ay wateen labo mid ka mid ah uu ahaa iyo Ajnabi.
Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay qaraxan inay ku dhaawacmeen labadii ruux ayagoo sheegay in ninka Ajinabiga ah uu u dhashay dalka Turkiga waxaana la sheegay inuu yahay Injineer iyo nin kale oo Somali ah oo gaariga ku waday.




From the comments