Goobjoog

Hirshabelle Oo Walaac Ka Muujisay Habraaca Doorashooyinka Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee DF

Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saartay qoraal ay uga jawaabeyso warqadda wasaaradda arimaha Gudaha iyo federalka Xukuumadda Soomaaliya ee Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada. Hirshabeelle waxaa ay…

Hirshabelle Oo Walaac Ka Muujisay Habraaca Doorashooyinka Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee DF

Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saartay qoraal ay uga jawaabeyso  warqadda wasaaradda arimaha Gudaha iyo federalka  Xukuumadda Soomaaliya ee Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada.

Hirshabeelle waxaa ay walaac ka muujisay warqadda, sheegtana iney baal marsantahay nidaamka federaalka ah, dowlad wanaagga iyo daadejinta nidaamka dimoqraadiyadda

Akhriso, Qoraalka Hirshabeelle:

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments