Jubbaland Oo Iska Diidey Habraaca Doorashada Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha DF
Sheeko:Dalka
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo saartay qoraal ay uga jawaabeyso warqadda wasaaradda arimaha gudaha ee Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada.
Waa dowled gobaleedkii 2aad oo xubin ka ah dowladda federalka oo ka hor yimaaday warqadii ay soo saartay wasaaradda arrimaha guddaha iyo federalka, ayadoo horay warqad ay u soo saartay Dowled gobaledka Hirshabelle ayaa horay u soo saartay qoraal ay ku diidan tahay warqadda wasaaradda arimaha Gudaha iyo federalka Xukuumadda Soomaaliya ee Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada
Halkan Ka Akhriso: