Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo hubeysan oo gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku dilay Nin la sheegay in uu Odey ahaa galinkii danbe ee maanta .
Dilka ayaa waxa uu ka dhacay Nawaaxiga Masjid lagu magacaabo Shuhadda oo ku yaalla Cabdalla Shideeye,isla markaana waxaa
Dilka ayaa waxaa geystay Rag kU hubeysnaa Bastoolado xili halkaasi uu ku sugna, Raggii dilka geystay ayaa goobta isaga baxsaday.




From the comments