Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo ka soo baxay dagmada Afgooye ee gobalka Shabellada hoose kuna soo jeeday magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa duhurnimadii maanta waxaa qarax lagula beegsaday deegaanka Tareedisho ee duleedka Caasimadda.
Saraakiil ammaanka qaabilsan oo tagay goobta uu Qaraxa ka dhacay ayaa xaqiijiyay inuu jiro khasaare soo gaaray ciidankii Qaraxa loo dhigay, waxa ay sheegeen ilaa Saddex askari oo ka ka tirsanaa ciidanka iney dhaawacmeen.




From the comments