Wasiir wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta dowladda federalka ee Soomaaliya Shiikh Nuur Maxamed Xuseen,ayaa sheegay in maalinimada Barri oo Talaada ah ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga, sanadka 1440 Hijriya.
Wasiirka ayaa xusay inay bilashada Bisha Shawaal laga arkay gudaha dalka gaar ahaan gobalada Shabellaha hoose,Shabellaha dhexe iyo waliba deegaano dhaca Jubbada hoose.
Sidoo kale wasiirka waxa ayaa sheegay in deegaanda bisha laga arkay ay ka mid yihiin Wanlaweyn iyo Afgooye oo Shabeelaha hoose aha iyo waliba deegaano hoos yimaada magaalada Jowhar ee gobalka Shabeellaha dhexe ah.





From the comments