Dhageyso Gudoomiye Yuusuf Dabageed Oo Eedeen U Soo Jeediyay Madaxwene Waare
Sheeko:Dalka
Gudoomiya gobalka Hiiraan Yuuf Axmed Hagar Dabageed ayaa eedeen waxa uu u jeediyay madaweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi waare..
Gudoomiyaha oo maanta magaalada Baladweyne shir jaraaid ku qabtay ayaa sheegay in aad u dhaliilayo siyaasadda iyo wax qabadka madaxweyne Waare.
Sidoo kale gudoomiya ayaa sheegay in madaxweynu sida uu rabo uu tagri falo maamulka ay wada leeyihiin dadka reer Hirshabelle, waxa uuna xusay uu maxweynu ka gaabiyay wax ka qabashada gobalka Hiiraan iyo magaalda xarunta u ah ee Baladwene.
dhanka kale Dabageed ayaa sheegay in daqliga maamulka aanay jirin cid mushaar laga siiyo wasiir ama Xildhibaan Hirshabelle ah.
Hlkaan ka dhageyso