Goobjoog

Kalummaddii Golaha Shacabka Oo Maanta Dib u furmaya

Waxaa maanta dib u furmaya kulammada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo maalmihii dambe ku maqnaa fasaxa Ramadaanta iyo ciidda. Ajendaha kulankoodan ugu horeeya ayaa la sheegayaa inuu noqonayo akhrinta…

Kalummaddii Golaha Shacabka Oo Maanta Dib u furmaya

Waxaa maanta dib u furmaya kulammada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo maalmihii dambe ku maqnaa fasaxa Ramadaanta iyo ciidda.

Ajendaha kulankoodan ugu horeeya ayaa la sheegayaa inuu noqonayo akhrinta 1-aad wax ka bedelka sharciga Iibka Qaranka.

Golaha shacabka iyo aqalka sare ayaa waxaa horyaallo sharciyo muhiim ah horumarka dalka iyo in dalka laga saaro kala-guurka, lana sameeyo dastuur sax ah.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments