Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka ee Soomaaliya oo ka Jawaab celineysay dareenka Bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan xannuunka Ebola.
Xanuunkan Eboola ayaa dhawaan lagu arkay kiis ka mid ah in laga helay wadanka Yugaandha, kaas ciidamo aad u fara badan ay ka joogaan wadanka oo qeybka ka ah ururka nabad ilaalinta midowga Afrika ee Amisom.
Wasiirka caafimaadka xukuumadda Soomaaliya Drs. Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in Soomaaliya aysan ka jirin xilligaan walaac ku aaddan inuu ka dilaaco Cudurka Ebola oo kiis ka mid ah laga helay Dalka Yugaandha.





From the comments