Goobjoog

Dhallinayarda Soomaaliyeed Oo Loogu Baaqay Ka Shaqeynta Midnimada (Dhageyso)

Abwaanada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay dhallinyarada iney ka shaqeeyaan midnimada dalka, kana faa’ideystaan fursadaha ay hadda u haystaan iney dalkooda wax u qabtaan. Abwaan Xirsi Dhuux oo ah guddoomiyaha abwaanada…

Dhallinayarda Soomaaliyeed Oo Loogu Baaqay Ka Shaqeynta Midnimada (Dhageyso)

Abwaanada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay dhallinyarada iney ka shaqeeyaan midnimada dalka, kana faa’ideystaan fursadaha ay hadda u haystaan iney dalkooda wax u qabtaan.

Abwaan Xirsi Dhuux oo ah guddoomiyaha abwaanada Soomaaliyeed ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu sheegay in munaasabadda 26-ka June ay tahay maalin qaali ah, ayna tahay maalin nabadeed oo gobannimo wadato.

Sidoo kale, Abwaanka ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed gabi ahaamba waajib ka saaran yahay iney dib u milicsadaan taariikhda dalka oo ay iska fogeeyaan wax walbo oo kala qub-qubi kara.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments