Goobjoog

Mareykanka oo Dib u Bilaabaya Taageerada Ciidanka Xoogga Soomaaliya

Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay iney dib u bilaabeyso taageerada ay siin jirtay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii ay sheegeen in xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya…

Mareykanka oo Dib u Bilaabaya Taageerada Ciidanka Xoogga Soomaaliya
Recently trained members of the Somali National Army (SNA) gesture following a passing-out parade at an African Union Mission in Somalia (AMISOM) training facility on the western fringes of the Somali capital Mogadishu August 14, 2012. 660 Somali soldiers who had recently returned from eight months training in Bihanga, Uganda, passed out along with 48 elite commandos, following a display of tactical and security exercises. REUTERS/African Union-United Nations Information Support Team/Stuart Price/Handout (SOMALIA – Tags: SOCIETY MILITARY) FOR EDITORIAL USE ONLY. NOT FOR SALE FOR MARKETING OR ADVERTISING CAMPAIGNS. THIS IMAGE HAS BEEN SUPPLIED BY A THIRD PARTY. IT IS DISTRIBUTED, EXACTLY AS RECEIVED BY REUTERS, AS A SERVICE TO CLIENTS

Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay iney dib u bilaabeyso taageerada ay siin jirtay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii ay sheegeen in xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ay isbadal ka sameysay dib u habeynta nidaamka xisaabaadka iyo isla xisaabtanka.

Mareykanka oo taageerada joojiyey December 2017-kii ayaa waxaa uu ku celiyey inuu kalsooni ku qabo dowladda federaalka ah iyo xoogga dalka.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments