Goobjoog

Jubbaland Oo Ka Hortimid Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee DFS

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka horyimid qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku saabsan habraaca doorashada Jubbaland. Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland, ayaa sheegtay in…

Jubbaland Oo Ka Hortimid Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee DFS

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka horyimid qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku saabsan habraaca doorashada Jubbaland.

Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland, ayaa sheegtay in wax shaqo ah aanay ku lahayn dowladda dhexe arrimaha doorashooyinka maamulkooda.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Dastuurka KMG ee dalka u yaalla uu xaq u siinayo dowlad goboleedyada in si ka madax bannaan dowladda dhexe u qabsadaan doorashooyinkooda.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments